Guddiga Farsamada dhismaha Galmudug oo ballan qaaday sameeyay (Daawo Sawirada)

Guddiga farsamada dhismaha Galmudug oo magaalada Dhuusamareeb loogu sameeyay munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ka qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan, ayaa ballan qaaday in si caddaalad ah ay ugu shaqeynayaan bulshada deegaannada Galmudug si loo helo Galmdugu loo dhanyahay oo qayb ka qaadata horumarka dalka Cabdulqaadir Nuur Carraale iyo Cabdinaasir Geelle oo xubno … Continue reading Guddiga Farsamada dhismaha Galmudug oo ballan qaaday sameeyay (Daawo Sawirada)